Saaxil.net Forum

 Waxaad  ku soo  ban dhigi kartaa  figradahaada  ,  waaka madnuuc   Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida

Saaxil.net Forum
Start a New Topic 
Author
Comment
View Entire Thread
Re: Re: Re: Sidee loo hormarinkaraa Gobalka Saaxil

Wadan walba amase gobal walba daruuf u gaar ah ba jirta. Gabaygii Cali jaamac ee aha nin reer saaxil ah ilaah uma xilqarin ha la ogaado. dawladda hoose ee dalka Berberi la dakhli ma aha. Waa in Guddida dawlada hoose sameeyaan qorshihii magalada lagu hor marin laha. Qorshuhu haddii uu yahay mid shan sana ah, M****ka dhismaha bilaaba marka uu dhaco, ka bedela yuu saaxiibadiis qaad ugu qaadin kharshka meesha ka soo baxa ee qurshihii magaalada loo dhigay isaga oon halkii kasii wadin ayanu midkale gelin.

waxa loo horumarinkara

wadan walba waxa horumariya dhalin yarada ama jiilka mustaqbalka markaa waxaan qanaa in marka koowaad loo baahan yahay waxbarasho oo ah tan umaduhu ku gaadhan horu marka tan labaa oo ah in la furo isha dhaqaale ee dekeda berbera oo ay taasi tahay mud aad u muhiim ah cashuurtan dekeda ee laga qaylinayo wax laga bedelo ...waxwalba waxaaka muhiimsan waxbarashada tusaale ahaan anigu u gadhay gobolka saaxil isla ahaantaasna waxbarasho u jooga dalka sudan ayaan waxan odhan karaa gobolku xaga waxbarashada hoos uun bay u sii dhacaysaa waxaan aaminsanahay waxa kaliya ee horumar lagu gadhi karaaay tahay waxbarasho uun ....dhaqale iyo siyaasad yaan waxba lagaga meeraysan ee wax la barto reer saaxilow
BY:C/raxmaan M.Cali