Saaxil.net Forum

 Waxaad  ku soo  ban dhigi kartaa  figradahaada  ,  waaka madnuuc   Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida

Saaxil.net Forum
Start a New Topic 
Author
Comment
salaan

waxaan mahad usoo jeedinayaa maamulka saaxil.net sida hagar la,aanta ah ee ay noogu soo gudbiyaan wararka dalka iyo kuwa dibadaba waxaan idin leeyahay walaalayaal halkaa ka sii wada halganka
by farxaan qurba jooga s/land
waxaan maalin walba akhristaa websiteka saaxil iyo dhamaan websiteyadeena sida qarannews hadhwanaag news hargaysa news jamhuuriya halgan news
waxaan idiin rajaynayaa guul iyo horumar waxaadna noo ziyaadisaan barnaamijyada diiniga