Saaxil.net Forum

 Waxaad  ku soo  ban dhigi kartaa  figradahaada  ,  waaka madnuuc   Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida

Saaxil.net Forum
Start a New Topic 
Author
Comment
View Entire Thread
Re: Dagmada Dacarbuduq

Assalaa caleykum Waraxmatulaa wabarakatu, Salaan kadib;

Dagmada Dacarbudhuq dowladdihii soo maray Somaliland ama Somalia markii leysku oran jidhay wax Iskuullo kamay dhisin Dagmada Dacarbudhuq ! Waxaa ka dhisnaa uun Iskuul hoose ilaa galaaska afaraad oo ay dhiseen dad mutadawaciina.
Haddaba dadka dagan Dagmada Dacarbudhuq ama hoos yimaada maamulka Dagmada Dacarbudhuq waxaa la gud boon inay la xisaab tamaan dowlada.


Waxaan leeyahay dadka dagan Dagmada Dacarbudhuq ama hoos yimaada maamulka Dagmada Dacarbudhuq inay gacmaha isqabsadaan oo adhistaan iskuulo badan hoose ,dhexe iyo kuwa sare