Saaxil.net Forum

 Waxaad  ku soo  ban dhigi kartaa  figradahaada  ,  waaka madnuuc   Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida

Saaxil.net Forum
Start a New Topic 
Author
Comment
Maxay dadka Somaliland u cabtaan dagaaladii hore

Waxaa arin xun ah dib go'cashada ay sameeyaan dadka Somaliland , oo oranaya waana la laaayey! 88 ilaa 91


Dadku miyey ilaabeen waxay sameenayeen markii la dagaalamayey, ma gacmahaa u laab naa ? Ma baruurbey cunayeen ? waa may , hadaba waxaa haboon in dadku oran waa nalalaayey waa arin xun oo laga xumaado, h****aahdaan diyaarado nalagu rusheeyey iyo madaafiic maa nalagu qaraacay! ((lakin ka la laayey adi ma'aha waa kii la socday ama ahaa Ciidamadii Faqashta))

Re: Maxay dadka Somaliland u cabtaan dagaaladii hore

waa run dadka qaar baa cabta, lakin cabashadu ma fiicna .........nin la ciilay ama la dhibay cabta
Dagaalkii 88 ilaa 91 labada dhanba farahaa looga gubtay

Re: Re: Maxay dadka Somaliland u cabtaan dagaaladii hore

ninka cabanaya waa dhidar ongod kiciyey.Waa nin aan ogayn innu bilaawahayagu dhiig matagay, oo xabadii laga laxeljeclayst Faqashta.Waxaanu ogayn in dagaalka ay South African soo gashay,kii aan Itoobiyaanka la dagaalanayna aan cidi inoogu iman.Ka cabashada diidanina waa **** aan ogayn in maryo dhiig leh la kala furtay haddii kale mu dhibsadeen cabashada.