Saaxil.net Forum

 Waxaad  ku soo  ban dhigi kartaa  figradahaada  ,  waaka madnuuc   Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida

Saaxil.net Forum
Start a New Topic 
Author
Comment
Ma' dhabbaa in wiiggii **** magaalada Boorame ay soo galeen ciidamada Itoobiya

Ma' dhabbaa in wiiggii **** magaalada Boorame ay soo galeen gaari qoriga ku xiran yahay oo ay wateen ciidamada Itoobiyaanka iyagoo baacsanaya nin ka soo gudbay isagoo wata gaadhi xadka labada wadan kala qeybiya! lagu qabtay magaalada Boorame?

Suaasha labaad ciidamada Somaliland iyagoo hubkooda wata magali karaan wadanka Itoobiya?
Wafdigii golayaasha dowlda iyo mucaaradka iyo Saladiinta Somaliland markay u gurmanayeen .......Shaqaaqadii ka dhacday Awaare agteeda hubka mala galeen