Saaxil.net Forum

 Waxaad  ku soo  ban dhigi kartaa  figradahaada  ,  waaka madnuuc   Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida

Saaxil.net Forum
Start a New Topic 
Author
Comment
Miyey haboontahay in degmada Laasgeel ( dacar budhuq ) in laga jaro .... ?

1.Miyey haboontahay in degmada Laasgeel ( dacar budhuq )ee gobalka Hargeysa in ay ku biirto gobalka Saaxil iyo in ay ku sii jirto gobalka Hargeysa ?

Re: Miyey haboontahay in degmada Laasgeel ( dacar budhuq ) in laga jaro .... ?

Waxay ani ila tahay in degmada Laasgeel ( dacar budhuq ) in laga jaro gobalka Saaxil.
degmada Laasgeel waxay kala badhaa wada isku xidha
gobalka Hargeysa
gobalka Saaxil
dadka qaarbaa qaba madaama gobalka Hargeysa uu ka kooban yahay dagmooyin badan ....doorashadii horana ay tiro yar la'siiyey kuraasta gobalka Hargeysa , halka la filayey in magaalada Hargeysa gooni loosiiyo tiro kuraas ah , tiro kala lasiiyo gobalka Hargeysa

Markaa dadka qaarbaa qaba in deegaanka degmada Laasgeel ( dacar budhuq ) dhamaantii la raaciyo gobalka Saaxil ama gobalka Hargeysa loo kala jabiyo labo gobal