Saaxil.net Forum

 Waxaad  ku soo  ban dhigi kartaa  figradahaada  ,  waaka madnuuc   Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida

Saaxil.net Forum
Start a New Topic 
Author
Comment
Sheeko xiiso badan oo dhex martay koox tabliiqiin ah iyo nin soomaalilumay iyo saaxiibkiisoo gaala

koox tabliiqiin ah oo sameynaya jawlee ( jawlee waa eray hindi ah macnihiisunayaha socod ) tabliiqiintuna ay u isticmaalaan markay dhahayaan waxaan u dhaqaaqeynaa socod_ diimeed oo la macno ah socodka markay dadka ugu yeedhayaan inay yimaadaan masaajidka ama ay diinta weyneeyaan
koox tabliiqiin somali ah oo jawlee ku sameynaya wado kamida magaallo kutaal mareekanka ... unadhow xaafadaha soomaalidu kubadan tahay , ayaa kooxdii tabliiqiinta waxaa ka soo hor baxay labo nin ... labadii nin bey bilaabeen inay diinta ugu yeeraan , iyagoo ku hadlaya luuqada ingariiska
Mid kamida labadii nin baa yidhi ani Somali baan ahaye saaxiibkey ila socdaa waa gaale isaga la hadla , kooxdii tabliiqiinta oo yara faraxsan baa ninkii gaalka is yidhi diinta ugu yeedha , ninkii gaalka ahaa ayaa yidhi diintee ayaad iigu yeyreysaan ?
kooxdii tabliiqa aheyd baa tidhi diinta saaxiibkaa iyagoo islahaa halkaas uga soo wareega
ninkii gaalka ahaa baa yidhi diinta saaxiibkay waa expensive ! waa qaali ( isagoo kawata wey qarash badan tahay )
kooxdii tabliiqa aheyd baa tidhi waayo , maxaad kawadaa ?
ninkii gaalka ahaa baa yidhi .... saaxiibkay todobada cishaba waa ugu jirtaa! ( jacnii waa cabsan yahay wiigoo dhan ) ninkii gaalka oo hadalka sii wataa yidhi anigana sabtida iyo axada uun
kooxdii tabliiqa aheyd baa farxadii naxdin ku noqotay , isla markiiba waxay ku dhaqaaqeen inay wacdiyaan oo u aqli celiyaan ninkii soomaaliyeed

Re: Sheeko xiiso badan oo dhex martay koox tabliiqiin ah iyo nin soomaalilumay iyo saaxiibkiisoo g

badanaa Somalida 100% waa muslin oo lafaha yey kaga jirtaa diinta , waxaa laga yabaa kan siqraanka ah in aan diinta lagu ag caayi karin! aana la gaaleynkarin, lakin waxaa dhacda xaga dhaqanka in dhalinyaradu yara taraaraxdo.
Dhalin yaradu mid beyba xisaabta ku darsan waxay moodaan uun marka la weynaado kaliya in la dhinto

Dhalin yaro is xisaabiya inta leydin xisaabin !
toobad keena inta marada cad sida xabad nacnaca leydiin duubduubin!