Saaxil.net Forum

 Waxaad  ku soo  ban dhigi kartaa  figradahaada  ,  waaka madnuuc   Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida

Saaxil.net Forum
Start a New Topic 
Author
Comment
View Entire Thread
Re: Isfahan la'aanta Soomaalida qurbaha kunool ...maxaa sababay

Isfahan la'aan somalida qurbaha waxaa ugu wacan qof walba wuxuu soo maray jeexidiisii ama safarkii markuu somaliya ka yimid dhowr wadan oo laga yaabo kiiba in uu joogay dhowr sano
markaa dadku wadan walbey soo mareen malaha dhaqan kay soo arkeen in bey ka soo qaateen kadibna waxaa ku dhacay qal qal ay ku keeneen dhaqamadii wadamadii badneyd ee soo maraan.
lakin mid bey somalida qurbaha joogta faa'iido keentay manta labadii somali ee iska soo horbaxa hakala daganaadaan geesaha somaliyadii **** wey is fahmaayaan luuqad ahaan ...awalna dirqi ayey aheyd