Saaxil.net Forum

 Waxaad  ku soo  ban dhigi kartaa  figradahaada  ,  waaka madnuuc   Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida

Saaxil.net Forum
Start a New Topic 
Author
Comment
Magaalada Berbera oo korantada laga damiyey


Magaalada Berbera oo xalay 10:30 p.m loo soo celiyey korontadii markii ay damsaneed mudo 5 saacadood iyo bar ah
5:00 p.m ilaa 10:30 p.m




Magaalada Berbera oo caawa madow Niman ganacsato ah oo hubeysan ayaa damiyey Warshadii korontada Berbera

Re: Magaalada Berbera oo korantada laga damiyey

Dhibaatada magaalada Berbera wax ka qabad la aanteeda waxaa u sabab ah Madaxdeeda iyo Xakuumada dalka oo aan ba wax la muuqdo ugu talo galin dayac tirka iyo hirgalinta goobaha a deega dadweyaha magaalada Berbera iyo gobalka Saaxil