Saaxil.net Forum

 Waxaad  ku soo  ban dhigi kartaa  figradahaada  ,  waaka madnuuc   Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida

Saaxil.net Forum
Start a New Topic 
Topic
Author
Views
Replies
Last Post
Dallas 2012 S03E03 HDTV X264-LOL [eztv]
Dallas 2012 S03E03 HDTV X264-LOL [eztv] > http://tllg.net/FcSQbF2mLiGzZHUj96A Dallas 2012 S03E03 HDTV X264-LOL [eztv] b92c5eb40e 400 questions pour vous tester Educagri Temple Step Project - Embrace The One...
Views: 153   Replies: 0
Last Post: Jan 24, 2016 1:45pm
by ellancom
Couple Porno Sfax Tunisie
Couple Porno Sfax Tunisie > http://tinyurl.com/q82e8vh Couple Porno Sfax Tunisie 97ffa81d91 happy models eu download Lego Indiana Jones 2 Crack joel osteen i declare free pdf download.zip hit Licensed ema...
Views: 430   Replies: 0
Last Post: Jul 16, 2014 4:10am
by onikadic
Caasimada Gobalka Saaxil waa in loo raraa degmada Laasgeel( Dacarbudhuq)
Caasimada Gobalka Saaxil waa in loo raraa degmada Laasgeel( Dacarbudhuq) Berbera loo daayo uun inay noqoto magaalo ganacsi Waxaa sanooyinkan danbe sii batay in maalinba maalinta ka danbeysa ay dadkii asal ahaan u lahaa magaalada Berbera ay ka sii guurayaan...
Views: 355   Replies: 2
Last Post: Nov 16, 2008 11:59pm
by Baashe
a
asad
Diiwaangalinta codbixiyaasha oo laga bilaabayo gobalka Saaxil
Diiwaangalinta codbixiyaasha oo laga bilaabayo gobalka Saaxil Gudoomiyaha gobalka Saaxil...Maxamed Cabdilaahi Maxamed
Views: 239   Replies: 0
Last Post: Oct 5, 2008 1:47am
by asad
a
Asad
Masaajid kii 334 aad ee ay yeelato magaalada Hargeysa
Waxaa xaflad weyn loo sameeyey furitaanka Masaajid kii 334 aad ee ay yeelato magaalada Hargeysa
Views: 244   Replies: 1
Last Post: Aug 17, 2008 12:21am
by Xaynoosh
a
Asad
Qanyare ayaa cadeeye in qofka nabad iyo wadahadal diidan uu yahay Cabdilaahi yusuf
Qanyare ayaa cadeeye in qofka nabad iyo wadahadal diidan uu yahay Cabdilaahi yusuf
Views: 245   Replies: 0
Last Post: Jul 22, 2008 1:03am
by Asad
Magaalada Berbera oo korantada laga damiyey
Magaalada Berbera oo xalay 10:30 p.m loo soo celiyey korontadii markii ay damsaneed mudo 5 saacadood iyo bar ah 5:00 p.m ilaa 10:30 p.m Magaalada Berbera oo caawa madow Niman ganacsato ah oo hubeysan ayaa damiyey Warshadii koron...
Views: 235   Replies: 1
Last Post: Jul 1, 2008 3:03pm
by Asad
o
Osman
Dalab
Sidee baa fikradaha loo soo ban dhigi kara?
Views: 247   Replies: 1
Last Post: Jun 11, 2008 1:03am
by asad
Sheeko xiiso badan oo dhex martay koox tabliiqiin ah iyo nin soomaalilumay iyo saaxiibkiisoo gaala
koox tabliiqiin ah oo sameynaya jawlee ( jawlee waa eray hindi ah macnihiisunayaha socod ) tabliiqiintuna ay u isticmaalaan markay dhahayaan waxaan u dhaqaaqeynaa socod_ diimeed oo la macno ah socodka markay dadka ugu yeedhayaan inay yimaadaan masaajidka ama ay diint...
Views: 342   Replies: 1
Last Post: May 29, 2008 12:31pm
by asad
Isfahan la'aanta Soomaalida qurbaha kunool ...maxaa sababay
Isfahan la'aan baaxad weyn ayaa ku habsaday Soomaalidii qurbojooga , waayo waxaa loo aaneynkaraa Soomaali badan oo u kala qaxay wadamo farabo oo kala dhaqan ah kala diin ah, Waxaad arkeysaa Hablo iyo Wiilal Reero ama Qoysasba Soomaaliyeed oo isfahan la'aan...
Views: 324   Replies: 1
Last Post: May 25, 2008 12:59am
by asad
Miyey haboontahay in degmada Laasgeel ( dacar budhuq ) in laga jaro .... ?
1.Miyey haboontahay in degmada Laasgeel ( dacar budhuq )ee gobalka Hargeysa in ay ku biirto gobalka Saaxil iyo in ay ku sii jirto gobalka Hargeysa ?
Views: 260   Replies: 1
Last Post: Mar 3, 2008 10:49pm
by asad
Soomaaliland
Tallo Ku wajahan Soomaaliland. Hadiiba reer somaliland tallo la isku leeyayay. bal tanna iga hooya. xaqiiqdunna waxay tahay in koonfur iyo waqooyi laba mid ay isugu yimaadaan midnimo ku dhisan garrasho (citiraaf), cadaalad, mag dhaw, iyo wax wada qeybi ku dhi...
Views: 521   Replies: 0
Last Post: Feb 14, 2007 12:29am
by Dr Abdi A. Roble
a
asad
Ma' dhabbaa in wiiggii **** magaalada Boorame ay soo galeen ciidamada Itoobiya
Ma' dhabbaa in wiiggii **** magaalada Boorame ay soo galeen gaari qoriga ku xiran yahay oo ay wateen ciidamada Itoobiyaanka iyagoo baacsanaya nin ka soo gudbay isagoo wata gaadhi xadka labada wadan kala qeybiya! lagu qabtay magaalada Boorame? Suaasha laba...
Views: 350   Replies: 0
Last Post: Nov 26, 2006 2:10am
by asad
Somaliland
Ku : (Halgan ) Waxgradlka Reer Somaliland Gudaha iyo debedda Ka: Xildhibaan: Hussein Ismail Yusuf الحمد لله رب العالمين و ال&#...
Views: 420   Replies: 0
Last Post: May 4, 2007 12:57pm
by Hussein Ismail Y...
Sidee loo hirgalin karaa Saaxilsha weyn
As Wr Wb Salaanta Islaamka kadib ; I: Sidee loo hirgalin karaa Saaxilsha weyn ? Maadaama beesha ugu badan Gobalka Saaxil aydagto lixda gobal jamhuuriyada Somaliland ... shankamida iyo Caasimada Hargeysa ee jamhuuriyada Somaliland 1. Gobalka Awdal dhan...
Views: 319   Replies: 2
Last Post: Apr 16, 2007 5:57am
by A.Razak Ibrahim
Maxay dadka Somaliland u cabtaan dagaaladii hore
Waxaa arin xun ah dib go'cashada ay sameeyaan dadka Somaliland , oo oranaya waana la laaayey! 88 ilaa 91 Dadku miyey ilaabeen waxay sameenayeen markii la dagaalamayey, ma gacmahaa u laab naa ? Ma baruurbey cunayeen ? waa may , hadaba waxaa haboon in...
Views: 372   Replies: 2
Last Post: Nov 11, 2006 9:21pm
by Osmed
Dagaalka Muqdisha waa mid sii fidaya
Haddaanu nahay Beelaha daga Saaxisha weyn ilaa Saaxil yar ,Hargeysa iyo Awdal Waxaan taageersanahay Wadaada Xamar qabsaday Allaa mahad leh
Views: 424   Replies: 0
Last Post: Jun 10, 2006 1:58am
by Seefu Laah
Dagmada Dacarbuduq
1.Dagmada Dacarbudhuq maxay dowladdu Iskuullo,dhaqtar iyo goobo adeega bulshada uga dhisi weyday? 2. Dacarbudhuq dowlad uma maqnee talow yaa u maqan?
Views: 469   Replies: 1
Last Post: Dec 18, 2005 8:38pm
by cabdi waaxid
Waxaa la yaaba Sifir ma' kulmiyuu ku jiray ? Xisbiga Kulmiye oo Sheegay In (Sifir) Xisbigii Ka Er
Xisbiga Kulmiye oo Sheegay In Maxamuud C/laahi Jaamac (Sifir) Xisbigii Ka Eryeen Xisbiga Kulmiye oo ah xisbiga mucaaradka ah ee ugu weyn Somaliland, ayaa maanta shaaciyey in ay ka saareen xisbigooda xubin ka mid ahayd oo ku biirtay dawladda km ah ee dhawaan l...
Views: 578   Replies: 2
Last Post: Oct 6, 2005 11:13am
by abdi ibrahim
y
yassin
Sidee loo hormarinkaraa Gobalka Saaxil
Marka **** waad salaamantihiin dhamaantiin:- Sidee loo hormarinkaraa Gobalka Saaxil ama Gobalada kale ee Somaliland? Haday noqon laheed 1.Xagga waxbarashada. 2.Xagga caafimadka. 3.Dabeecadda degaanka la'illaaliyo inay xaalufin
Views: 559   Replies: 5
Last Post: Jun 6, 2005 5:59am
by c/raxmaan Max'ed...
salaan
waxaan mahad usoo jeedinayaa maamulka saaxil.net sida hagar la,aanta ah ee ay noogu soo gudbiyaan wararka dalka iyo kuwa dibadaba waxaan idin leeyahay walaalayaal halkaa ka sii wada halganka by farxaan qurba jooga s/land waxaan maalin walba akhristaa websiteka sa...
Views: 503   Replies: 0
Last Post: May 29, 2005 5:14am
by farxaan caydiid ...
Free Forum powered by Bravenet 
Powered by Bravenet