Re: Miyey haboontahay in degmada Laasgeel ( dacar budhuq ) in laga jaro .... ?
Waxay ani ila tahay in degmada Laasgeel ( dacar budhuq ) in laga jaro gobalka Saaxil.
degmada Laasgeel waxay kala badhaa wada isku xidha
gobalka Hargeysa
gobalka Saaxil
dadka qaarbaa qaba madaama gobalka Hargeysa uu ka kooban yahay dagmooyin badan ....doorashadii horana ay tiro yar la'siiyey kuraasta gobalka Hargeysa , halka la filayey in magaalada Hargeysa gooni loosiiyo tiro kuraas ah , tiro kala lasiiyo gobalka Hargeysa
Markaa dadka qaarbaa qaba in deegaanka degmada Laasgeel ( dacar budhuq ) dhamaantii la raaciyo gobalka Saaxil ama gobalka Hargeysa loo kala jabiyo labo gobal