Re: Maxay dadka Somaliland u cabtaan dagaaladii hore
waa run dadka qaar baa cabta, lakin cabashadu ma fiicna .........nin la ciilay ama la dhibay cabta
Dagaalkii 88 ilaa 91 labada dhanba farahaa looga gubtay
Re: Re: Maxay dadka Somaliland u cabtaan dagaaladii hore
ninka cabanaya waa dhidar ongod kiciyey.Waa nin aan ogayn innu bilaawahayagu dhiig matagay, oo xabadii laga laxeljeclayst Faqashta.Waxaanu ogayn in dagaalka ay South African soo gashay,kii aan Itoobiyaanka la dagaalanayna aan cidi inoogu iman.Ka cabashada diidanina waa **** aan ogayn in maryo dhiig leh la kala furtay haddii kale mu dhibsadeen cabashada.