Saaxil.net Forum

 Waxaad  ku soo  ban dhigi kartaa  figradahaada  ,  waaka madnuuc   Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida

Saaxil.net Forum
Start a New Topic 
Author
Comment
View Entire Thread
Re: Sheeko xiiso badan oo dhex martay koox tabliiqiin ah iyo nin soomaalilumay iyo saaxiibkiisoo g

badanaa Somalida 100% waa muslin oo lafaha yey kaga jirtaa diinta , waxaa laga yabaa kan siqraanka ah in aan diinta lagu ag caayi karin! aana la gaaleynkarin, lakin waxaa dhacda xaga dhaqanka in dhalinyaradu yara taraaraxdo.
Dhalin yaradu mid beyba xisaabta ku darsan waxay moodaan uun marka la weynaado kaliya in la dhinto

Dhalin yaro is xisaabiya inta leydin xisaabin !
toobad keena inta marada cad sida xabad nacnaca leydiin duubduubin!