Waxaad ku soo ban dhigi kartaa figradahaada , waaka madnuuc Cayda , Aflagaado iyo wuxuu lamida
Gudoomiya degmada Laasgeel ( Dacarbudhuq) Maxamed Cismaan Abdi oo loo yaqaan Shabeel Oo kawaramey Warshad weyn oo sameyneysa Kabaha , Hargaha iyo Waraaqaha oo laga hirgalinayo dagmada kuna bixidoonta lacag kabadan lixdan malyan oo doolar .....iyo qorshe ah in degmada Laasgeel loo sameeyo bariij